Nin isku qarxiyay goob lagu shaaho oo kutaala Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa duhurnimadii maanta nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray isku qarxiyay goob lagu shaaho oo kutaala halka loo yaqaan Baar Bulsho oo ku dhaw Taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray gudah u galay goobta lagu shaaho kadibna isku qarxiyay, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaaro isugu jira … Continue reading Nin isku qarxiyay goob lagu shaaho oo kutaala Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya